Bankarroor

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. B. ah: qof fulannimo dheeraad ah ku sifoobay. 2. B. ah: cabsi badan oo cidi dareento.

Bankarroor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cabsi badan dareemid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bankarroor

bankarroori | bankarroorid | bankarroorin | bankarroorsan | bankarroorsanaan | bankarroorsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg