Baqtijiid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qof saqajaan ah oo aan waxba ka xishoon. ld bakhtijiid¹.


Baqtijiid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qof si dhaqanka iyo anshaxa ka baxsan u dilid. ld bakhtijiid².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqtijiid

bakhtijiid | bakhtijiidid | bakhtijiidis | baqtijiidid | baqtijiidis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg