baraaro
(m.dh)

ld baraare.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baraaro

baraare [m.l]
Nolol barwaaqo, caafimaad iyo nabadgalyo leh. ld baraaro.

geshin [m.l]
Ladnaan; baraaro. ld gashin, geshi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg