Barafuumee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Wax barafuun marin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barafuumee ↴
barafuumayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg