barakow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

1. Wax barako yeelasho. 2. Wax tarmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barakow

barakoobid [m.f.dh]
eeg barakow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg