Bararsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bararsan ↴
bararsanaan | bararsanaansho | raysoom |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg