barashada baali-nololeed
(m.dh)

(taar.) Cilmiga ku saabsan nolosha dhulka dushiisa waqtigii hore, taasoo aan ku ogaanayno barashada lafihii hore.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barashada baali-nololeed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg