barashada lakabyada dhulka
(m.dh)

(ama jiyoolojiyada da'dhagaxeedka) (juqr.) Qayb juqraafiga ka mid ah oo wax ka sheegta siday isugu xigtay da'dii dhadhaabuhu sameysmeen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barashada lakabyada dhulka

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg