Bardadsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bardadsan

bardadsanaan | bardadsanaansho | barkadsan | barkadsanaan | barkadsanaansho | barkagsan | barkagsanaan | barkagsanaansho | berdedsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg