bariggoo
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-ooyay, -oysay)U b.: qof dhaawac ah neef ida ah oo lagu baaniyo u qalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bariggoo ↴
bariggooyo [m.dh]
B. ah: 1. Neef ida ah oo qof dhaawac ah in lagu baaniyo loo qalo. 2. Hanti la siiyo qof la dhaawacay qaansimidda ka hor.
bariggoyn [m.f.dh]
eeg bariggoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg