baris
(m.dh)ld barid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baris ↴
barid [m.f.dh]
eeg bar³. ld baris, baritan.
cawabbarisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld cawabbarii.
cawabbarisiin [m.dh]
ld cawabbariin.
dambaris [m.l]
ld dambarin.
lambaris [m.l]
ld lambarin.
waxbaris [m.dh]
ld waxbarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg