Bariweyne

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Bayd faal, oo manjaha, iyo tan ka sarraysa min laba ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min hal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bariweyne


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg