Barjee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-jeeyay, -jaysay)

1. (f.g) Galmoo. 2. (f.mg) Meel goglan oo barkimooyin lagu tiirsado leh jaad ku cunid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barjee

barjayn | dhabarjeedi | dhabarjeedin | dhabarjeedis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg