barjo
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Madaxa hore oo kuusan ee xubinta taranka ragga; dhalfo; fanjar. 2. Qayilaad meel fadhi fiican oo lagu raaxeysto leh lagu qayilo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barjo ↴
barjooqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Caanaha neef guraya ibihiisa ku hara.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg