barko
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-kaday, -katay)Wax barkin ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barko ↴
barkasho [m.dh]
eeg barko. ld barkad¹.
dhex [m.dh]
1. Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan. 2. Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar. dhexaad s. Dhexda ku abbaaran; dhexe.
gelin [m.l]
1. Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe. 2. Cala.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg