Barqanoqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qotay)

Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barqanoqo

barqanoqod | barqanoqosho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg