barrad
(m.dh)

1. Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha. 2. Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barrad ↴

barbarradhac [m.l]
ld barbardhicid.

barbarradhac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
ld barbardhac².

barbarradhicid [m.dh]
ld barbardhicid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg