Barroosin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Bir culus, afar ganood oo dib u laaban iyo dabo daloosha oo silsilad lagu xiro leh, oo maraakibta iyo doonyaha badda loogu rido kolka la joojinaayo. ld barroosi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barroosin ↴
barroosi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg