Barwaaqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Nolol aan cudur, gaajo iwm lahayn. 2. (w) Waqti roobeed oo uu dhulku doogganyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barwaaqo ↴
aaran | banaaxo | baraare | barwaaqaysan | barwaaqayso | barwaaqee | barwaaqoobid | barwaaqow | berisamaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg