Baryaqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.

Baryaqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Dib u raamsasho sameyn (xoolo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baryaqaad

raabso | baryaqaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg