baryayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Baryo ama tuugsi u bixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baryayso

baryaysasho [m.f.dh]
eeg baryayso. ld baryaysad, baryaysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg