basanbaas
(m.l)

Rafaad waxyeello weyn leh; hoog; ba'.

basanbaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Rafaad waxyeello weyn leh la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh basanbaas ↴

basanbaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, basanbaas dhaxalsiin.

basanbaasid [m.f.dh]
eeg basanbaas².

basanbaasin [m.f.dh]
eeg basanbaasi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg