Basbaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. ld bisbaas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga basbaas

bejiyo | bisbaas | sambuusi | shidni |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg