Bashaash

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bashaash

baaxeer | bashaashad | bashaashnimo | furfuran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg