bashiici
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bashiici

bashiican [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.

bashiicin [m.f.dh]
eeg bashiici. ld bishiicin.

bashiicsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la bashiiciyey ahaansho (albaab iwm). ld bishiicsan.

bishiici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld bashiici.

bishiicin [m.dh]
ld bashiicin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg