Bashiishad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala. 2. Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin. 3. ld bashiishasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bashiishad

bashiishasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg