Basle

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan. 2. Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan. 3. ld basleyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga basle

alabbaslee | alabbasleyn | baslayn | baslee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg