Baxarsaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(bot.) Geed weyn, laamo dhaadheer iyo caleemo dhuudhuuban oo midab casuur ah leh oo meesha uu ku yaal aysan kaneecadu imaan. ld baahirsaaf.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxarsaaf ↴
baahirsaaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg