Baxdow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Faras aad u dheereya oo aan fardaha la mid ahayn ee ka baxsan. ld baxdoy.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxdow

baxdownnimo | baxdoy | baxdoynnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg