Baxri
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dad doonyada ka shaqeeya oo tabta iyo xeeladaha badda yaqaan. 2. Dabayl dhanka badda ka timaadda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxri ↴
suqayar |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

