baxsanaan
(m.f.dh)eeg baxsan. ld baxsanaansho.
baxsanaan
(m.dh)(daaw.) Xaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firfircoon oo caadiga ka baxsan, fahmo aad u kacsan oo si dhakhso ah ugu beddelanta caro dhawaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxsanaan ↴
wabaxsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wabaxsan. ld wabaxsanaansho.
wabaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wabaxsanaan.
ambabbaxsanaan [m.f.dh]
eeg ambabbaxsan. ld ambabbaxsanaansho.
ambabbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ambabbaxsanaan.
arradbaxsanaan [m.f.dh]
eeg arradbaxsan. ld arradbaxsanaansho.
arradbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arradbaxsanaan.
baxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baxsanaan.
buunshabbaxsanaan [m.f.dh]
eeg buunshabbaxsan. ld buunshabbax-sanaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg