Baxsiis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo, m.dh)

1. Ceel cusub oo markaas la qoday. 2. Biyaha ceel cusub oo markaas la qoday. 3. Wax kasta oo wax kale laga soo dhex saaro. 4. ld bixin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxsiis

bixin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg