Bayoolajiga moolikiyuullada

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Barashada dhismaha iyo shaqada moolikiyuullada waaweyn ee noolaha, gaar ahan borotiinnada iyo asiidh bu'eedyada RNA iyo NA.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayoolajiga moolikiyuullada


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg