Bayri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax toos u socday, dhinac u weecin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayri

bayr | bayrbayriyid | bayrid | bayrin | saytoosiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg