Beeba

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ciyaar lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka webiyada, gaar ahaan magaalo-xeebeedyada koonfureed (Xamar, Marka iyo Kismaayo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beeba

dabeebad | dabeebasho | jalbeebad | jalbeebasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg