beercaddaad
(m.l)

1. Daal iyo dhibaato ay ilmuhu ka mutaan oohin badan. 2. ld beercaddaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beercaddaad

beercaddaansho [m.f.dh]
eeg beercaddow. ld beercaddaad (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg