Beercaddow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-daaday, -daatay)

Oohin badan, daal iyo dhibaato ka mudasho (ilmo).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beercaddow

beercaddaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg