beerdulacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld beerdulucso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerdulacso

beerdulucso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin. ld beerdulacso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg