Beerjileec

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Raxmad iyo debecsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beerjilcanaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beerjileec

beerjilcanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg