beerkutaal
(m.dh)1. Galka yar ee ay xameetida ku jirta oo beerka ku taal. 2. ld uurkutaallo. ld beerkutaallo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerkutaal ↴
beerkutaallo [m.dh]
ld beerkutaal.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg