Beerlaag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

(baay.) Mid ka mid ah labada dir ama labada dir hoosaad ee dhirta ubaxleyda, ayaa lagu gartaa iniintooda oo hal beer leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beerlaag


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg