Beerlamaane

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(baay.) Mid ka mid ah labada dir ama labada dir hoosaad ee dhirta ubaxleyda, ayaa lagu gartaa iniintooda oo laba beer leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beerlamaane


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg