beexaan
(m.l)1. Dhammaad; idlaad. 2. Kibir.
beexaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)1. Wax dhammaansho. 2. Qof kibrid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beexaan ↴
beexaamid [m.f.dh]
eeg beexaan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg