beledeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beledeyso

beledeysasho [m.f.dh]
eeg beledeyso. ld beledeysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg