bender
(m.l) (-rro, m.dh)1. Magaalo meel xeeb ah ku taal. 2. Beled marso leh. 3. Yoolka ciyaarta imbiliga. ld bandar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bender ↴
bandar [m.l]
ld bender.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg