Benisiliin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Daawo ka sameysanta jeermiga loo yaqan “penicillum - notatum” loona isticmaalo daaweynta caabuqa oo ay keenaan jeermiyaal aad u kala duwan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga benisiliin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg