beygag
(m.l)ld baydadid.
beygag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)ld baydad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beygag ↴
baydad [m.l]
1. ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda. 2. ld baydadid.
baydad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cabsi badan awgeed cararid. ld beygag².
baydadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley baydad ku ridid. ld beygagi.
baydadid [m.f.dh]
eeg baydad². ld beydad¹, beygag¹,beygagid.
baydadin [m.f.dh]
eeg baydadi. ld beygagin.
beygagi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld baydadi.
beygagid [m.dh]
ld baydadid.
beygagin [m.dh]
ld baydadin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg