Biciriirso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Indhaha oo aan dhab loo kala qaadin oo muruqyadooda la adkaynayo wax ku eegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biciriirso ↴
biciriirsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg