Biicmushtar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld Biicmushtari; biicmushtarid.
Biicmushtar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Ka b.: qof badeeco iibinteeda ama gadiddeeda hawl ka dhigasho. ld baayacmushtar²; beecmushtar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biicmushtar ↴
baayacmushtar | baayacmushtar | baayacmushtari | baayacmushtarid | beecmushtar | beecmushtar | beecmushtari | beecmushtarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg