biig
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

1. Warqadaha turubka inta u dhexeysa labaalaha ilaa shanlaha (ama tobanlaha). 2. Wax qiimo sidaa ah lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biig

baandho [m.dh]
Isku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.

shanboolo [m.dh]
Nooc ka mid ah siyaabaha turubka loo cayaaro oo afar nin ku dheelaan hal turub oo biigga laga saaray.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg